Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin

shiirka naagta urkaDad waxaa jira marka ay musqulaha dadka galaan waxay raadiyaan kastuumo ay naag kasoo tagtay, haddii ay arkaan aad bay ugu raaxaystaan, waxaa laga yaabaa inuu sidaas ku siigaysto, tolow taas maxaa loo celin karaa? mase la dhihi karaa ninkan waa jirran yahay?

haddaba ninka markuu kacsiga ka bato waa laga yaabaa inuu ku kacsado dharka dumarka siiba dharka hoose ay ka qaataan sida kastuumada rajabeetada iwm.

laakin haddii ninka uu sidaas caadi ka dhigto oo mar walba uu sidaas sameeyo waa qof xanuunsan oo jirran nafsi ahaan.

teeda kale naagaha waxaa laga rabaa inaysan ku soo dhaafin dharkooda musqusha, taas aad boo laaga roon yahay inay naagta ku soo dhaafto dherkeeda musqusha.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme