Qalaylka xubinta taranka dumarka

naagaha 66

Qalaylka daran

Waxaan isku arkay qalayl daran aan ka dareemayo xubinta taranka dhacaan kama soo baxo marka aan galmada bilaabo, waagii hore dhacaan badan ayaa iga imaan jiray xitaa marka aan galmo ka fakirokeliya, qalaylka nocas ah maxaa keeni karo? maxaan sameeyaa oo fal ah si aan u helo qoyaanka? daawo ma la helaa ila taliya

Recent Posts

Updated: December 15, 2015 — 7:28 AM

3 Comments

Add a Comment
  1. Abaayo istiinka ayaa kugu yar haweenka marka alaabtooda ay dhacaanka keenayso waa marka la istiimiyo oo si fiican ay wax u dareemaan, marka isku day lamaanahaaga inaad ka codsato inuu si fiican kugu raaxeeyo

  2. Walal timaha hoos kasoo baxa in la xiiro Iyo in la jaro keebaa fiican?

  3. Walaal siilka qalaylka ah waa ok hadii uu xanuun jirin galmada SI wacan ubadso iyo istiinka wad arkeysa jwbta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme