Nin duq gabar yar ma qancinkaraa

guurka odayga

Nin weyn ouo naag yar

Guurka waa raaxada nolosha wuxuu ku fiican yahay labada qof inuu jacayl ka dhexeeyo, haddii noloshooda ay ka maran tahay kalgalayl waxay noqonaysaa sheekadooda mid gubatay, ninka da’da weyn haddii uu guursanayo waxaa laga rabaa inuu ahaado nin ragnimadiisu ay raganimo dhaaftay oo naagta qancin karo oo sida la rabay danaheeda raaxo u buuxin karo, haddii uu yahay nin aan ka soo bixi karin waajibaadka saaran naagtaas waxaa laga yaabaa inay ka cararto, odeyaal way jiraan oo kacsi badan oo galmada aan ka daalin, oo xataa ka awood badan dhalinyar labaatan jir ah, waxaa la sheegay oday carab ah oo 80 jir ah ayaa wuxuu ka soo guursaday gabar hindi u dhalatay ninkaas waxaa la sheegay gabadha inuu futada galiyay, taas macnaheedu waa awoodda uu u leeyahay kacsiga, waayo futada ma aha sida siilka oo kale waa meel aan wax galin, wixii adag mooyee, sidoo kale oday u dhashay hindi oo jiro 94 ayaa waxaa la sheegay inuu naagtiisa u tagayo maalintii 4 jeer.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme