Nin 39 naagood soo furay haddana raadinaya midda 40aad

Nin Soomaaliyeed lagu magacaabo AmiirĀ  Cali Dhagas oo sheegay inuu guursaday 39 naagood haddana wuxuu raadinayaa tii 40aad ninkaas oo sheegay inuu awood u leeyahay galmada geedkiisana inuu adag yahay uu awooda naagaha yaryar wuxuu leeyahay geedkayga Ilaahay baa ii barakeeyay.

ninkan oo tilmaamaya inuu ka daran yahay dhalinyaro badan oo da’ yar wuxuu leeyahay waxaan isu haystaa inaan soddon jir ahay. wuxuuna jiraa lixdanka.

 

 

 

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme