Cuncunka gabdhaha xubanahooda taranka

cuncunka siilka dumarka

Nadaafada xaaska

Marka naagta ay nadaafadda ku dadaali weyso waxaa u imaan kara cuduro oo dhib weyn u keeni kara xubnaha taranka dumarka, tusaale ahaan naagta waxaa laga rabaa inay iska nadiifiso mar walba cambarka waa inay iska xiirtaa shuunka mar kasta ma fiicna inay deyso shuunka waayo waxay keenayaan kulayl meesha dhidid badan ayaa ka imaanaya nabro ayaa laga yaabaa inay ka soo baxaan marka bisqinta ay badato, teeda kale waxay keeni kartaa inay injir ka timaha hoose gasho, taas waa midda banaanka siilka la xiriirto midda gudaha boqa waa inay dhaqdaa oo ay ka ilaalisaa wasakha iyo bagteeriyada, haddii ay ku aragto cucun waa inay biyo kulul iyo cusbo ku nadiifisaa, haweenka buuran gaar ahaan aad baa looga rabaa inay shuukooda xiiraan waayo hoostooda aad bay u laaban tahay, sidoo kale kilkilaha waa inay xiirtaa naagta, shiir badan ayay yeelan kartaa haddii timaha kilikila ay sii dayso, marka galmada naaagta ku bilaabato haddii aysan nadiif ahayn ninka raaxada way ka haadaysaa, nacayb ayaa u imaanaya ninkeeda.

timaha shuunka

cuncunka siilka

injirta bisqinta

xiirida timaha hoose

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme