Naagaha iyo nimanka aad bay u kala duwan yihiin

Rag badan ma fahansana naagaha qaabka ay yihiin, marka aan ka hadalno naagta la mid ma aha ninka xagga dareenka kacsiga, ninka dareenkiisa wuu ka duwan yahay naagta, ninka waxaa laga yaabaa inuu galmo sameeyo isagoo aan diyaar u ahayn, waayo indhaha wuxuu ka arko wuu damcaa, laakin naagta raaxadeeda waxay ku xiran tahay jacayl iyo amaan iyo deganaansho, naagta sida la rabay uguma raaxaysan karto¬† galmada haddii ayna helin istiin ku filan, istiinka waxaa ka horreeya hadal macaan badan iyo jacayl tixgelin aayar deganaan, marka ay intaas hesho ayaa laga yaabaa macaanka galmada inay si fiican u dareento, laakin haddii ninka uu kula dhaqmo qaab qallafsan marka uu galmo uu baahdo inuu iyada u tago isagoon istiin samaynin oo iska galiyo geedkiisa waxaa laga yaabaa inay nacdo dhaqankiisa, sidoo kale inaysan raaxoba dareemin, sidoo kale waxaa muhim ah ninka inuu naagta isku dayo inuusan horteeda biyabixin, waayo haddii horteeda aad biyabaxdo waxaa dhici karta inay ka kala go’do raaxada sariirta, inkastoo naagaha ay ku kala duwan yihiin xagga awoodda dareenka galmada.

qaar waxaa jira marka galmada socoto dhowr jeer biyabbaxo, iyo kuwa aad biyahooda u soo daaho u baahan in galmada loo dheereeyo, kuwaas waxaa laga hormariyaa istiin aad dheer.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme