Naag masayrtay maxaa u roon

Naagta marka ay masayrto waxaa lagu dejiyaa inaad u keento hadiyad qiime badan oo marka si fiican aad ula hadasho marka ay faraxdo, waayo marka hadiyad fiican aad siiso qalbigeeda wuu furmaa, waanadaada waxaa dhici karta inay ogolaato, masayrka naagta sababo badan ayaa keena waxaa ugu xun kan ay ka masayrayo naag kale inaad la guursato, waxaa kaloo ay ka masayryaan haweenka mararka qaarkooda walaashada iyo hooyadaada, laakin inta badan naagaha jecel inay ninka xukumaan ayaa ka masayra dadkiisa

Recent Posts

Updated: September 25, 2015 — 1:41 PM

1 Comment

Add a Comment
  1. asc Dre waxan jeclahay inan ku waydiyo waxan ahay nin dhalinyaro ah. waxan gursaday dhawaaan markasta xaskayga damco inan macaamil samayno way cararaysaa. anah waxan daremayaa markaas dismoral iyo rabitaankediiba inuu igayaraado. maxaa igula talinlahayd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme