Isfahanka ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay

Lamaanaha is fahankooda xiliga galmada waa waxa ugu muhimsan shaqada galmada ninka iyo xaaskiisa, haddii aad rabto xaaskaaga inay si fiican ugu raaxaysato galmada waxaa lagaa rabaa inaad u sugto ilaa ay ka biyabaxayso, waayo naagaha biyahooda aad bay u soo daahaan, waxay u baahan yihiin waqti dheer, haddii adiga aad geliso geedkaaga farjigeeda, waxaa laga yaabaa inay si dhaqsi kaaga soo boodaan buyaha, lakin haddii aad istiinka badiso biyaheeda waad soo dhweynaysaa, marka aad galmada dhabta ah bilowdo si dhaqsi ayay u biyabaxaysaa, ileen biyihiin horta ayay yaalaane, haddaba naagta waxay u baahan tahay ereyo jacayl macaan badan xiliga galmada, ha aammusin marka aad shaqada ku jirto dareensii inaad raaxo la wado, galmada raaxada badan waxaa laga heli karaa isfahanka dhabta ah ay is fahmayaan lbaada isqaba.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme