Habeenka ugu horreeya aqalgalka

Ninka waxaa laga rabaa inuu is dejiyo uu isku ilaaliyo inuu ku degdego gabadha marka ugu horreyso waa inaad labo rakac tukataa adigoo xaaskaaga imaan u noqonaya, marka aad tukataan lbada rakac sunadada ah, inaad cabsida ka saarto oo aad u soo qabato gabal yar xalwo ah markaas aad afka u geliso, isku day inaad sheeko u bilowdo siiba sheeko farxad leh, marka ay kula qabsato sheekada waxaad u dhowaanysaa iyada

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme