Goortay naagaha dareenka ninka helaan

naagaha sida ay kacaanTaas waa loo dhashaa gabarba gabar ay ka duwan tahay, gudniinkana kaalin weyn ayuu ka cayaaraa, inakstoo ay jiraan naago iyagoo gudniin fircooni gudan haddana qooq badan, sidoo kale naagaha waxay ugu dareen badan yihiin xilliyada kulaylka, waqtiyada duhurada, laakin nimanka waxay ugu kacsi badan yihiin waqtiga hiraabtii ah salaadda subaxa siiba xilliyada qabowga,  ninka iyo naagta xagga kacsiga aad bay ugu kala duwan yihiin, ninka arigtida ayuu ku kacsadaa naagtana taabashada ayaa waasho, taas waxaad ka fahmi kartaa, naagtaada marka aad ula galmoonayso waxaa lagaa rabaa inaad istiinka badiso, waayo macaan badan kama heli karaan dumarka haddii ay istiinka waayaan, ma aha sida ninka oo kale oo indhaha marka uu ka arko naagta horay ka kacaya.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme