Gogoldhaafku waa hubka dumarka xunxun

Haweenka qaar marka ay rabaa inay ka aarsadaan nimankooda, waxay sameeyo gogoldhaaf si ay uga caraysiiyaan raggooda, haddaba waxaad ogaataa inaad dembi weyn galayso marka nin kale aad u dhiibta farjigaaga ama jirkaaga.

naagaha dabbaalada ah ayaa falkaas ku dhaqma. inta ay leedahay ninka ka xanuunji waxay la tumanaysaa nin kale iyada xalaal aah u ahayn, waayo naagta uma bannaan nin inay dhex gasho ama guur ka raadiso, qaar waxaa jira laba nin isku guursado, gabar ahayd reer xamar ayaa mar waxay samaysay wax yaab badan kaas oo ah inay labo xaafad ku kala guurstay labo nin aan is ogayn, marka la ogaayna waxay sheegtay inay lacag u baahnayd mid lacag ayuu haystay iyaduna way qurux badnayd, haddii naagta ay nacdo ninkeeda si toos ha ugu sheegto intay khayaani lahayd, khiyaanada aad bay u liidataa

Recent Posts

Updated: April 14, 2016 — 5:45 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme