Bigrada dhiig inuu ka yimaado ma qasab baa

Gudniinka fircooniga dhib weyn ayuu u gaystay gabdhaha soomaalida iyo kuwa la midka ah oo sidaas loo guday, bigrada asalka ah ayaaba qarsoontay dadka soomaali inta ay ku rafaadayaan sidii ay u furi lahaayeen toliinka gudniinka fircooniga ayaaba waxaa ka qarsoontay bigrada gabdha asalka ah,

waa maxay bigrada gabdha ?

bikaarada waa xuub oo ka kooban hilib yar oo xinjir ay ka buuxdo oo daboolaya daloolka siilka gabdha, wuxuu tilmaan u yahay gabdhaas inaysan soo marin galmo toos ah, waa sida sijilaatada ah, xuubkaas wuu kala duwan yahay noocyo badan ayuu kala yahay, marka inta badan dhiig ayaa ka soo burqada marka gabdha ay bikaaro jabto, marka habeenka aqalgalka ninka uu rabo inuu bigrajabiyo gabdha oo uu ku riixo guska horay ayuu kaga galayaa maba ku dhibtoonaya, waa marka ay tahay gabar aan gudnayn ama gabar suna gud ah ama suna loo guday, waayo xuubka bigrada si toos ayuu ugu aadayaa geedka ninka, haddii uu si fiican u taagan yahay waaba sahlan yahay inuu bujiyo ama jabiyo bikaarada, laakin marka meesha ay tolan tahay ninka wuxuu kala kulmaa dagaal iyo qaylo iyo oohin iyo rafaad, gabdha aad bay u xanuunsanaysaa, ileen ninka wuxuu furayaa meel cay gari ku tolan oo nab isku ah, inta meesha uu ku rafaadayo ayaa wuxuu halmaamayaa bigrada iyo dhiigeeda waxaa dhici karta inuusan arkinba dhiig, siduu meesha u garaacayo, sidoo kale haddii gabdha bigradeeda ay tahay ooca balaastiiga oo kale ah dhiig kama yimaado, marka ay dhasho ayay bigrajabtaa, marka ninka u galmoonayo geedkiisa wuu wada galayaa si iyadoo aan bigra ahayn oo kale, taasna waa in la ogaadaa, ma aha ninka inuu ka shaqkiyo xaaskiisa inuu u maleeyo qof toman jirtay oo la soo bikaar jabiyay.

noocyada bigrada dumarka waxay kala tahay sidan

mid dalool yar leh

mid dalool geeska ku leh

mid shabag oo kale ah

mid balaastiig oo kale ah

naag kasta way ka duwan tahay midda kale qaabka ay tahay bikaaradeeda.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme