Sidee loo istiimiyaa gabadha cabsanayso

haweenka aqalgalka ugu hooreeyo

Istiinka macaan

Habeenka kugu horraysa aqalgalka waxa ugu muhimsan lagaa rabo inaad samayso waa muqaal jacayl oo aad u muujinayso xaaskaaga, haweenka soomaalida bigradooda ma sahlana, waayo fircooni daran ayay u gudan yihiin, marka haddii aad xoog u adeegsato waxay ka qaadaysaa cabsi ayna illaawi karin, marka hebeenka ugu horreeyo waxaad isku daydaa inaad u sheekayso oo aad istiimiso haddii aad guska ku buraashi karto siilka waa ok, laakin xoog ha ugu riixin , waayo fircooniga si daran ayuu u tolan yahay, taas oo dhiig badan keeni karto, sidoo kale waxay u baahan tahay cabsida in laga saaro, cabsidana waxaa looga saari karaa sheekada macaan, istiinka naasaha in laga qabrto afka in laga dhuuqo, marka ay cabsida ka baxdo in lagu bilaabo in cambarka geedka lagu riixo si aayar ah, oo aan xanuun keenaynin, naagaha qooqa badan way dhici kartaa habeenka koowaad inay raaxaystaan laakin kuwa noormalka ah si dhaqsi kuama kacaan, aad bay ugu baahan yihiin in jirka loo salaaxo siiba qoorta iyo dhabarka iyo naasaha iyo barida

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme