Galmada xalaasha malagu naaxaa tolow

Galmada xalaaasha malagu naaxaa tolowDadka Soomaalida waxay dhahaan ninka marka uu guursado wuu kala baxaa wuu buurtaa, guurka waxaa laga qaadaa cayil sidaas waa caan, marka hadalkan ma dhab baa? guurka malagu cayilaa ? cayilka maxaa u keeno ninka iyo naagta guurka kaddib?

jawaabta waa sidan kacsiga wuxuu leeyahay fikir iyo walwal marka ninka uu guursado oo uu galmo xalaal sameeyo niyaddiisa way qaboobaysaa waxaa u furmaya cuntada, hurdo macaanna wuu ka helaa galmada uu xaaskiisa la samaynayo, arrimaas waxay keenaan ninka inuu naaxo oo cayilo ama buurto, taas dadka way ku kala duwan yihiin, dad waxaa laga dareemaa cayilka bisha ugu horrayso ama toddobadaba, dadka qaarkiisa waxay qaataan sannado, arrintaas kuma koobna ninka keliya sida ay soomaalidu sheegaan, gabdha iyaduna waxaa laga yaabaa inay naaxdo oo kala baxdo, sidoo kale naasaha ayay ka weynaataa mararka qaarkooda barida ayay ka buurataa, waxaa jira naago calool keena oo caloosha ka weynaada marka ay guursadaan, inkastoo ay u badan tahay caloosha inay timaado marka ay naagta ilmo dhasho, marka galmada waa lagu buurtaa jirka ninka iyo naagtaba way cayilisaa siiba marka labada lamaanaha ay isu degan yihiin oo ayna jirin waxyaalo noloshooda dhibaya ama labadooda khilaaf u keenaya.

sababaha lagu cayilo waa cuntada nafaqada leh laakin cuntada kaligeeda wax ma tarto , cuntada waxay u baahan tahay qofka inuu nafsi ahaan u deganaado oo uu ahaado qof maskax ahaan u degan, raaxada arooska laga helo lama soo koobi karo waxay ku soo laabanaysaa jirka dumarka iyo ragama naagaha aad bay u soo ifaan marka ay helayaan galmo macaan, sido kale biyaha raga naagaha nafaqo ayay ka helaan, marka ninka si fiican ugu shubayo naagta, cambarka ayay u roon yihiin, waxaad arkaysaa haweenka qaarkooda ma rabaan biyaha in bannaanka loogu shubo, marka ay dareemaan ninka inuu biyabbixi rabo way qabtaan astaamaha lagu ogaado ama lagu garto waxaa ka mid ah ninka marka uu gariirka gaaro inuu guskiisa si xoog u taagmo neeftiisana ay darsato boobsiis uu bilaabo niiko daranna uu la yimaado qaylo ayaa raacdo mararka qaarkooda

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme