Ceebta dumarka soomaaliyeed Beautiful dress la’aanta

Nadaafada dumarka kaalin weyn bay ka cayaartaa raaxada ninka iyo jacaylka guriga ku taagan yahay, haweenka waxaa laga rabaa inay si fiican isu nadiifiyaan marka ay joogaan gurigooda, dhibka ay leeyihiin haweenka soomaaliyeed waa hal shay, marka ay aroos aadayaan waxay qaataan dharka ugu quruxda badan barafuun soo jiido leh ayay marsadaan, qaarkooda waxay qaataan dirac khafiif oo qaawan, oo laga dhex arki karo naasaha ama buufka iyo caloosha, oo ragga banaanka ay ku kacsan karaan, marka guriga ninka ay la joogto waxaa laga yaabaa inaysan qubaysanin shan maalmood wax ku dhow diraca oo shaqada ay ku qabato ayay sariirta latagaysaa, haweenka soomaali ceebtaas ayay leeyihiin, naagta waxaa laga rabaa ninkeeda inay ku dadaasho, haddii ninka uu naagta ka waayo nadaafad jacaylka ayaa ka tagayo uu iyada u qabo, haddii naagta aysan qubaysanin shiirkeeda ayaa uraya sidoo kale cambarka nadiif ma noqonaya shuunka wasakh ayuu noqonayaa haddii ay shuun leedahay, inkastoo loo baahan yahay inay shuunka iska xiirto si cambarka uu nadiifi u ahaado marwalba.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme