Waa maxay muwadinimada

Muwaadinimadu waxay ka mid tahay qadiyadaha muhimada wayn u leh dawladaha caalamka ee maanta jira, maxaa yeelay wadanka in lagu ab tirsado iyo in la fahmo abtirsiimadaas, waxay ka dhigaysaa qofka muwaadinka ah, mid ku dadaala ilaalinta jiritaanka wadankiisa ,sidoo kale waxay ka dhigaysaa mid dareema qiimaha ,sharafta iyo dawrka uu ku dhex leeyahay wadanka iyo muj-tamaciisa, maxaa yeelay waxa uu ku raaxaysanayaa xuquuqda uu ku leeyahay dalka, waxana uu ku dadaalayaa gudista waajibaadka uu ku leeyahay dalku.
Marka aan ka hadlayno fahamka muwaadinimada, waa inaan ka hadalaa macnaha ay leedahay muwaadinimadu iyo dardaaranada islaamka ee xidhiidhka la leh, sidoo kale waa inaan tilmaamnaa wada-noolaanshaha islaamku ku baaqay iyo caadooyinka uu ka degay, sida is qoqobista iyo hiilka xaqdarada ah ,waxa iyana mudan tilmaam in aan ka bixino sida islaamku u fuliyay muwaadinimada xiligii nebiga s.c.w iyo khulafada toosan.

Recent Posts

Updated: July 4, 2016 — 1:50 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme