Category: Wararka caalamka

Daacish oo nin raga fuulo sidan u dilay sawir naxdin leh

sawirka daacish ninka la dilay

Daachis waxay ka soo tuureen nin lagu tuhumay inuu raga fuuli jiray dhismaha ugu dheer magaalada muusil ee dalka iraaq, waxaa la sheegay dad badan inay meesha soo xaadireen iyagoo fiirsanaya ninka lagu fulinayay ciqaabta qoom luud, waannu wada ognahay dadka loo soo diray nabi luud nabadgelyo korkiisa ha haatee inay u tagi jireen raga, […]

Cilmibaaris waxay sheegeen kaadida in la sifayn karo

kaadida baa laga cabaa m

Waxaa la dhahay aduunka haddii aad nooshahay wax kaa yaabiyo aad arkaysaa, koox cilmi baaris ah oo jooga jaamacad ku taalla dalka biljam ayaa waxay sheegeen inay iktishaafeen qalab lagu sifayn karo kaadida markaas oo kaadida la cabi karo, waxaan maxaad ku tilmaami lahayd ma cilmi baa ama waa dameernimo, waliba waxay dhaheen arintan waxay […]

Nolosha Mohamed Ali Klay

Maxamed cali kalaay

Ninkan wuxuu dhashay 1942  Kentucky state  magaca uu ku dhashay wuxuu ahaa Cassius Marcellus Clay Jr, wuxuu ka dhashay famil afrikaan ah, wuxuu islmaamay sanadka markuu ahaa 1965, magaca hore wuxuu u baddalay Maxamed magaca ugu dambeeyana sidiisa ayuu ku dhaafay, magaca Kalay afka igiriiska waa dhoobo wuxuuna ahaa magaca addoonimada loogu bixiyay familkiisa, markii […]

Maamul © 2015 Frontier Theme