Category: Wararka caalamka

Muuqal naxdin leh wiil yar oo nolosha lagu gubay si naxariis darro ah

Muuqal naxdin leh wiil yar oo nolosha lagu gubay si naxariis darro ah

Muuqaalka wiil yar oo nolasha lagu gubay ayaa lagu faafiyay baraha bulshada ee internet, taasoo sababtay in dadka reer Nigeria ay dalbadeen in si degdeg ah sharciga la horkeeno dambiilayaasha. Wiilkaan oo da’diisa lagu qiyaasay todobo jir ayaa la qabtay xilli uu iskudayay inuu ka xado lacag iyo Mobile bartamaha magaalada Orile-Iganmu. Warbixin kale ayaa […]

Rumey ama ha rumaysan Donald Trump waa Pakistani

trump-waa-pakistani-la-yaabka-aduunka

Wuxuu sheegay kanal laga leegahay dalka Pakistan oo lagu magacaab Neo News in madaxweynaha hadda la doortay ee maraykanka Donald Trump inuu ku dhashay dalka bakistaan gaar ahaan gobalka waziristan sanadka markuu ahaa 1946 magaciisana wuxuu ahaa Daawuud Ibraahim Khaan, hoggaamiye ka tirsanaa ciidanka ingiriiska ayaa soo qaatay trump marka ay ku dhinteen labadiisa waalid […]

Maamul © 2015 Frontier Theme