Category: Talo caafimaad

Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa

Xiniinyahayga marka si fiican aan u eego waxaan dareemaa mid inay weyn tahay siiba midda midigta marka ma dhib arintaas caafimaadka qooraha waa sidee ila taliya walaalayaan wax xanuun ahna kama dareemo kacsigaygana waa caadi waan kacsadaa siiba subaxdii geedkayga si daran ayuu u taagmnaa dhibta keliya waxay tahay weynaanta xiniinta midig

Riyada lagu biyabaxo oo galmada la arko ma nimanka keliyaa

Sida la ogyahay ninka markuu qaanqaadho wuxuu arkaa markuu hurdayo naag qaawan ama isagoo naag u raaxaynayo, marka uu arko riyadas, waxaa dhici karta inuu biyabbaxo, dhalinyarada badankooda way araakn, waxa su’aal iga ah naagaha ma arki karaan riyo galmo ama raaxo jawaab baan rabaa aadna waad ugu mahadsan tihin webkan qiimaha badan

Maamul © 2015 Frontier Theme