Category: Talooyinka siigada

Anoo sideed jir ah ayaan buraash farjiga iska galiyay dhibkan baa i haysta

Walaalayaal waad salaan tihiin waxaan idinkaga mahad naqayaa dadaalkiina webkan waxaan rajaynayaa inaad iala talisaan aniga waxaan ahay gabar da’daydu waa 32 dhib baa ia haysta kaas oo ah anoo jira 8 sano ayaan buraashka ilkaha lagu cadysto iska galiyay farjiga dhiig ayaa iyaga yimid sidii markaas waxaa kala qaadmay labad faruurood si daran oo […]

Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa

Aniga gabar ayaan ahay oo da’deedu tahay 19 sano waxaan ku siigaystaa barkinta taasna waxaa sabab u ah mar hore ayaan la kulmay qof i faduulaiyay oo jirka iga taabtay uma ogolaanin inuu i fara xumeeyo, bikro ayaan ahay, marka aan taabto meesha kintirka raaxo waan dareemaa laakin waqti ayay u baahan tahay, marka aan […]

Maamul © 2015 Frontier Theme