Category: Talooyinka siigada

Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

Saabuunta ayaan ku siigaystaa aad buu ii balbalaa geedka waxaan ku arkay xitaa inuu guduuto mararka qaarkood marka aan 3 jeer isku xigta aan siigaysto, ibta ayaa saabuun iiga aruurta siigadana iskama joojin karo sideen sameeyaa ila taliya. waxaan maqlay saabuunta inay raga dhib u keenayso mustaqbalka marka uu guursadio taas maxaa ka jira

Taddoba sano ayaan siigo ku jiraa

Asbulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas oo aad ubadan […]

Siigada waan joojin kari la’ahay ila taliya

QAsc talobixiya yaasha bulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas […]

Maamul © 2015 Frontier Theme