Category: Sawiro

Sawirada hore iyo kuwa hadda isku jira

cunug somali

Xul ayaan kuu soo aruurinaya oo kala duwan oo sheekada soomaaliya la xiriira, sawiradan  waxay tilmaamayaan taariikh dheer ee uu leeyahay dalka soomaaliya haddaba waxaad ogaataan in xaalka sidan uu ahaan jiray waagii hore sawirada aad bay u kala duwan yihiin, qaar waxay tilmaamyaan wax hore qaarna wax hadda jira

Maamul © 2015 Frontier Theme