Category: Wararka Soomaali

Wadamada soomaali deriska la ah maxay sameeyaan

burburka dalka soomaaliyeed

Lama huraan baa la yiraahdaa jacaylka dadkaaga iyo dalkaaga soomaali marka aan arko waxaan soo xusuustaa dalkayga quruxda iyo qaayaha lahaa,¬† shacabkeena aad buu u wanaagsan yahay, laakin hal cillad ayuu leeyahay taas oo ah inuu xaasid isku yahay qof kasta naftiisa ayuu la rabaa wixii fiican, qof kasta wuxuu rabaa inuu madaxweyn¬† nqodo, burburka […]

Maraykanka oo 27 milyan siinayo qofka shabaab war ka keena

koxda alshabab

Wasaarada arrimaha dibadda oo sheegtay inay siinayso qofkii ka soo gudbiya warbixin madaxda kooxda al-shabaab ee dalka soomaaliya, sida la ogyahay maraykanka ayaa ka dambeeyay dilkii madaxa alshabaab oo lagu magacaabi jiray Axmed Gudane, kaasoo lagu dilay dalka Soomaaliya markii ay ku weerareen gantaalo loogu talagalay in lagu dilo, waxaa qabtay booskiisa abuu cubayda, maanta […]

Maamul © 2015 Frontier Theme