Category: Wararka Soomaali

Dameerkii xamar burburiyay iyo daayeerada muuryaanta

dameerada soomali

Xamar waxaa ku kulmay dameero oo dad ah kuwaas waa kuwa mooday maamulka inuu yahay tuuganimo iyo in lagu taajiro xoolaha iyo hantida dadka, runtii dalka soomaaliya khayrka yaalla haddii loo helo qof ku habboon maamulka qof kasta soomaali ah wuxuu heli lahaa hanti ku filan, immisa shirkad laga samayn karaa soomaali, immisa mashruuc laga […]

Burburka Somaaliya dowlada sacuudiga ayaa ka dambaysa

sirta-sacuudiga

Sir ayaa soo fakatay sheegaysa dowladda sacuudiga inay ka dambayso dhibaatada soomaali ku jirto laakin dadka waxmagarata ah waxay u qaateen inay tahay dowladda sacuudiga dowlad diinta u adeegayso laakin waa dawlad xiriir weyn la leh yahuuda iyo marykanka waa dadka maanta burburinaya dalal badan sida ciraaq iyo suuriya iyo yaman marka somali waxay u […]

Maamul © 2015 Frontier Theme