Category: Wararka Soomaali

Dumarka Somaliyed siday ugu dabaaldageen mowliidka arag

Soomaalida badankood waxay udabaal dageen dhalshada nabi Muxamed naxaris iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee meel kastoo ay joogaan, sida la ogyahay dood weyn ayaa ka taagan xafladda mowliidka inay banaan tahay iyo in kale, dadka suufiyada waxay leeyihiin waa banaan tahay kuwa salafiyadna waxay leeyihiin ma banaana waa bidco sheekh umal muxaadaro┬á ayuu ka jeediyay […]

Naag African ah oo baaraysa haweeney soomaaliyeed xamar

soomaali naago gaalo

Marka aad aragto sawirkan waxaad dareemaysaa dadka marka dulli ku dhaco sida ay noqonayaan, maxaa ka xun maanta inay naag gaal ah oo ay sidan u dulleysato haweeney muslin ah iyadoo dalkeeda joogta sheekadan waxay ka dhacaysaa xamar, waxaa su’aal mudan in lays wayddiiyo maxaa sidan inoo keenay? runtii waxaa inoo keenay diinteena markaan ka […]

Sirta uu soo wado Wariye Dahir Alasow maxaad ka ogtahay

xasan-sheekh-daahir-alasow

Wariyaha caanka ah Dahir Alasow ayaa sheegay inuu soo wado barnaamij uu ku caddayn doono madaxweynaha Xasan sheekh Maxamuud iyo xaaskiisa inay dalka si xun xadeen khayraadkiisana ay boobeen, wuxuu sheegay in xaaska madaxweynaha ay gadatay shineemo ekwatoore iyo inay dhisatay iyo meelo kale taas iyo wax ka siibadan ayaa laga heli doonaa barnaamidka uu […]

Maamul © 2015 Frontier Theme