Category: Nolosha guurka

Waxaa soo galaya sida ninka iyo naagta ay isugula dhaqmaaan nolosha iyo raaxada iyojacaylka, wixii guriga la xiriiro oo istaajinaya

Sababaha haweenka somali ay u guursadaan raga cadaanka

maxay-ku-jeclaadeen-hawenka-raga-cadaanka

Waxay sheegaan dumarka guursaday raga cadaanka inay ka duwan yihiin nimanka somaliyed xaga raaxada iyo sheekada romantiga, waxay sheegeen ninka ajnabiga ah aad uu u yaqaana sida gabdha loogu raxeeyo aad buu jilaa jacaylka, laakin qofka somaliga maba awoodo inuu si fiican kula dhaqmo xaaskiisa, ninka cadaan aad buu ugu adeegayaa naagtiisa laakin kan somaliga […]

Haddaad afar guursan rabto waa inaad akhrisaa maqaalkan

guurka-naagaha-afarta-ah

Raga badankooda waxay guursadaan hal naag laakin waxaad arkaysaa qof guursanaya labo ama sedex ama afar, marka hore waa inaad ogaataa diinta islaamka inay fasaxday afar in la guursan karo laakin marka la fasaxay afarta ma aha in layska guursan karo oo artinta ay tahay cadaalad la’aan iyo cayaar, waxaa loo fasaxay qofka marka hore […]

Uuraysi la’aanta guska yar sabab rasmi ma u noqon karaa

Uuraysi la'aanta guska yar sabab rasmi ma u noqon karaa

Wax kasta wuxuu ku taagan yahay aoodda Alle laakin Alle wax walba wuxuu u yeelay sabab, haddii Ilaahay kugu arsaaqayo ubad waa inaad guursataa oo aad u galmootaa xaaskaaga, marka sababaha sidoo kale Ilaahay baa kuu sakhiraya, haddii loo baahdo Ilaahay wuxuu fuliyaa waxyaalaha qaarkooda sabab la’aan, taasna waa awoodda Alle. marka ninka guursado uu […]

Raaxada naagta soomaalida iyo midda ajnabiga ogow

i love my home (2)

Maxaad u guursanaysaa gabar ajnabi adoo u jeeda gabar somaali oo aad u nadaafad badan, waxaan kuu sheegayaa inaadan heli karin gabar soomaaliyeed naag la mid ah, guurka naagaha ajaanibta waxyaalo badan ayaa lagala kulmaa midda ugu weyn waa kala duwanaanta dhaqanka, raaxada guurkuna waxay ku jirtaa in laysku fahmo dhaqanka iyo hidaha waxaa soo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme