Category: Nolosha guurka

Waxaa soo galaya sida ninka iyo naagta ay isugula dhaqmaaan nolosha iyo raaxada iyojacaylka, wixii guriga la xiriiro oo istaajinaya

Nin 39 naagood soo furay haddana raadinaya midda 40aad

amir cali dhagas

Nin Soomaaliyeed lagu magacaabo AmiirĀ  Cali Dhagas oo sheegay inuu guursaday 39 naagood haddana wuxuu raadinayaa tii 40aad ninkaas oo sheegay inuu awood u leeyahay galmada geedkiisana inuu adag yahay uu awooda naagaha yaryar wuxuu leeyahay geedkayga Ilaahay baa ii barakeeyay. ninkan oo tilmaamaya inuu ka daran yahay dhalinyaro badan oo da’ yar wuxuu leeyahay […]

Jacaylka ay kaaga baahan tahay xaaskaaga waa maxay

raaxada maanta ay rabaan dumarka

Rag badan waxay u haystaan jecaylka marka la shukaansanayo gabadha in lagu soo xiragaliyo waxaad arkaysaa marka ay shukaansanayaa hadalo waxay daldalaan abaayo macaan waan ku jeclahay abaayo naftayda ayaad la mid tahay, laakin marka la isguursado xaaska waa lagala xishoonayaa hadalka noocaas ah, waxaa laga yaabaa ninka marka uu naagta guursado oo guurka ka […]

Raga qaar sheeko ayaa ugu baxda naagaha kale oon xaaskooda ahayn

Raga may ugu sheekeeyaan naagaha kale naagahoodana kama helaan taas maxaa keenay, waxaad ogaataa guurka wuxuu u baahan yahay cusboonaysiin ninka iyo naagtaba waxay u baahan yihiin inay mar kasta jacaylkooda cusboonaysaan lama rabo naagta inayninka ka mashquusho xitaa haddii ay dhashay10 caruur ninka marka ay naagta ka mashquusho wuxuu raadinayaa naag kale uu u […]

Malabyarowga maxaa jilciya maxaase lagu soo celinkaraa awoodiisa

raaxada guska weyn

Rag badan ayaa waxay ka sheegtaan inuu bahalkooda ka jilco taas oo ah arin aad u dhibaysa dumarka, waayo hablaha waxay rabaan bahal adag ah oo naagta qancin kara, marka naagta ay bahalka adag weyso waxaa ku dhacayo niyad jab xagga ninka, raaxo badankama dareemi karto hadduu geedka jileec yahay, taas oo keenaysa ninka iyo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme