Category: Qoraallo

Muuqaalka xuquuqda muwaadinimada xiligii khilaafada toosan

muuqaalka

Saxaabadu waxay raaceen dariiqii nebigu ku saleeyay waddaninimada iyagoo kula tacaamulay dadkii aan muslimiinta ahayn,waxayna qoreen xeerar iyo dastuuro ilaaliya waajibaad iyo xuquuq siman oo dadku ku wada noolaadaan. 1.heshiiskii abii bakar la galay reer Najraan. Khilaafadu markii ay kusoo wareegtay abii bakar waxa uu sugay heshiiska uu la wadaagi doono reer Najraan,waxana uu tilmaamay […]

Muuqaalka muwaadinimada xiligii nebiga SCW

المدينة النبوية

Macnaha muwaadinimada waxa lagu saleeyay ummadda islaamka dhexdeeda xuquuq iyo waajibaad ku qoran Dastuur,iyadoo wada-noolaanshaha laga fogeeyay macnaha qabiilka iyo diinta ,waxana arintaa tusaale u ah Dastuurkii madiina ee rasuulku s.c.w kula heshiiyay reer Najraan. 1.Dastuurkii madiina. Dastuurkii ugu horeeyay ee lagu qoray heshiiskii dhex maray muslimiinta iyo ehlu-kitaabka waxa uu xor ka dhigay caqiidada,fikirka,xuquuqda […]

Fariinta sunnaha nabiga ee wada noolaanshaha

kaalmo

Macnaha muwaaddinimadu waxay ahayd mid ku sugan maskaxda muslimiinta ,waxana iftiimiyay wada-noolaanshahaas muslimiinta iyo dadka kale u dhaxaysay sharcinimadeeda daliilo ku sugan sunnaha nebiga waxana ugu muuq dheer : 1.diidmada la diiday dulmi iyo dhib in loo gaysto dadka maganta u ah muslimiinta ,nebigana nabad iyo xariisi korkiisa ha ahaatee waxa ka sugnaaday inuu yidhi […]

Waa maxay muwadinimada

muaadin

Muwaadinimadu waxay ka mid tahay qadiyadaha muhimada wayn u leh dawladaha caalamka ee maanta jira, maxaa yeelay wadanka in lagu ab tirsado iyo in la fahmo abtirsiimadaas, waxay ka dhigaysaa qofka muwaadinka ah, mid ku dadaala ilaalinta jiritaanka wadankiisa ,sidoo kale waxay ka dhigaysaa mid dareema qiimaha ,sharafta iyo dawrka uu ku dhex leeyahay wadanka […]

Fariinta quraanka ee wada noolaanshaha

xajka

Wada-noolaansha ka dhaxaysa Muslimiinta iyo dadka kale waa mid lagu qeexay sharciga islaamka ,daliilada ku tusaya arintaas sharcinimadeeduna kitaabka iyo sunnaha waa mid aad loogu xusay waxayna u dhigantahay sidan. Quraanka kusoo degay Makka, waxa uu adkeeyay midnimada dadka ,waxa uu burburiyay dadka waxa kala soo caya ,ka hor intaan muslimiintu yeelan Ummadd ,Dawlad,xukuumad iyo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme