Category: Qoraallo

Genaral Caydiid iyo cuntadii dhagaxa sheeko lalayaabay

Genaral Caydiid iyo cuntadii dhgaxa sheeko lalayaabay

Sheekadan haddii aad akhriso waxaad ogaanaysaa dhabta soomaali ka jirta, G. Maxamed Faarax Caydiid wuxuu ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyada kaalinta weyn ka cayaaray burburka dalka soomaaliya, waxaa la dhihi karaa waa ninka ka dambeeyay baa’ba soomaaliya, ninkan wuxuu ka dhashay beesha habargidir oo degta galkacyo, wuxuu rabay inuu xoog ku qabsado xamar iyo shabeelaha […]

Siyaasadda soomaali iyo silaca dadka ku jiraan

silaca dumarka haysto maanta

Dadka laga rabo inay ummad maamulaan waa dad waajib ay tahay inay aqoon iyo karti lahaadaan, dadka siyaasadda soomaali dhexboodaya badankooda waa dad reer baadiye ah oo aan wax maamuli karin, balse ninka soomaaliga wuxuu aaminsan yahay waxa loo noqdo madax inay tahay lacag in la helo, sidaa awgeed waxaad arkaysaa qof kasta soomaali madax […]

Maxaan ku reebi karnaa yurub jacaylka dadka ku dhacay

Migration of Somalis to the world

Soomaalida waxaa ku dhacay marka ay dhacday dowladdii Maxamed Siyaad Barre cudur lagu magacaabo yurub jacayl, cudurkaas markii dowladda jirtay lama arki jirin, waayo dadka soomaaliyeed waxay isaga noolaayeen dalkooda waxayna ku haysteen barwaaqo iyo nolol fiican siiba amaanka oo ahaa mid fiican dhac iyo xoog iyo dil ma jirin, laakin marka ay dhacday dowladda […]

Islaamku waa Diin tixgalisa Doodda Hufan

dooda xaqa laga helo

Diinta islaamku waa diin ku dhisan dood-wadaag,wada noolaanshahana ku salaysay dood hufan. Ilaahay sareeye waxa uu yidhi : )ادْعُ إِلَىسَبِيلِ رَبِّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ وَجَادِلْهُمْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنْ ضَلَّ عَنْ سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ (النحل 125. “ ugu baaq nebi maxamedaw jidka rabigaa qaab xikmad iyo waano fiicani ka muuqdo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme