Category: Nolosha bulshada

Qofka kama maarmo inuu la noolaado dadka ku nool dunida, marka halkaan waxaad ka heli doontaa qaababka aad kula dhaqmi doonto dadka ku nool meesha aad ku nooshahay

Raaxada naagta soomaalida iyo midda ajnabiga ogow

i love my home (2)

Maxaad u guursanaysaa gabar ajnabi adoo u jeeda gabar somaali oo aad u nadaafad badan, waxaan kuu sheegayaa inaadan heli karin gabar soomaaliyeed naag la mid ah, guurka naagaha ajaanibta waxyaalo badan ayaa lagala kulmaa midda ugu weyn waa kala duwanaanta dhaqanka, raaxada guurkuna waxay ku jirtaa in laysku fahmo dhaqanka iyo hidaha waxaa soo […]

Wadamada soomaali deriska la ah maxay sameeyaan

burburka dalka soomaaliyeed

Lama huraan baa la yiraahdaa jacaylka dadkaaga iyo dalkaaga soomaali marka aan arko waxaan soo xusuustaa dalkayga quruxda iyo qaayaha lahaa,  shacabkeena aad buu u wanaagsan yahay, laakin hal cillad ayuu leeyahay taas oo ah inuu xaasid isku yahay qof kasta naftiisa ayuu la rabaa wixii fiican, qof kasta wuxuu rabaa inuu madaxweyn  nqodo, burburka […]

Somali meeshan maxaa geeyay oo yaabka badan ila eega

somali

Bulshoweynta soomaaliya, waa dad maanta wadan fiican haysta, sheekada waaliga  waa waxa dadka maanta kala geeyay, webyada qabyaaladda ku dhisanna waa waxa dadka kala dheereeyay, soomali haddii maanta ay dalkooda dadaal dheeraad siin lahayen waxay noqon lahaayeen umada aad horumarsan, laakin aad baan uga xumaha inay sidan dalkooda loo burburiyo. qof kasta dhabta arki karea […]

Haweenka xoogga badan iyo kuwa xayeesiga maxaa u dhexeeya

fadhiga hablaha buuran

Gabadha jirka weyn way ka xoog badan tahay midda caatada ah, xitaa marka raaxada socoto waxaa aad u adkaysan karta midda dheer xoogga leh marka ay fadhiso aad moodo inay taagan tahay, labada bari xag sare ah oo jirkeeda adag yahay. caadi ahaan naagaha marka ay yihiin kuwa sidaas ah qooq badan ayay leeyihiin waxaa […]

Gabar Soomaali wiil cadaan guursatay sawir culus

gabar soomaali nin cadaan guursatay

Cadaanka iyo soomaalida waa taariikh dheer siiba marka gumaysiga laga soo bilaabo, gabdhaha soomaaliyeed aad bay u rabaan inay guursadaan raga cadaanka ah, taas maxaa keenaya waxaa is weydiin mudan yaa haboon qofka inuu guursado qof dalkiisa ka soo jeedo ama qof kale? horta waxaan shaki ku jirin guurka waxaa ugu muhimsan qofka inuu muslin […]

Maamul © 2015 Frontier Theme