Category: Nolosha bulshada

Qofka kama maarmo inuu la noolaado dadka ku nool dunida, marka halkaan waxaad ka heli doontaa qaababka aad kula dhaqmi doonto dadka ku nool meesha aad ku nooshahay

Naagaha maxay isu sheegaan marka ay wada hadalayaan

hablaha soomaaliyeed

Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow? waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan: nin dheer nin timo jilcan leh nin aqoon leh nin caato daran […]

Kartida ay u leeyihiin haweenka soomaaliyeed shaqada

gabar somaliyeed shaqo

Marka uu dhacay dagaalka sokeeyaha dalka soomaaliya waxaa ku dhacay ragga hoolgab, dumarka ayaa la wareegay inay xoogsadaan oo ay biilaan cidda, taas waa sida ay u badnayd bulshada soomaaliyeed ee jirtay xiliga dagaalka dalka ka dhacay, marka yurub la galay ragii badankooda waxay isu rogeen fadhi ku diri ma shaqaysteyaal ah, dumarkii ayaa noqday […]

Farxiya Skoor yay u dhalatay halkeese ay ku nooshahay

farxiya iskoor

Farxiya iskoor waxay soo duubtay maalmahan na soo dhaafay muuqaalo ay leedahay waxaan ku sharxaa nolosha gogosha dad badan ayaa arintaas ka xanaaqay oo soo duubay muuqaalo ay ku dhaleecaynayaan waxyaalaha ay iyadu soo duubtay, gabadha waxaa lagu haystaa marka ay ka hadlayso galmada inaysan waxba qarinin, taas oo dadkii ka yaabaysay haddaba yay tahay […]

Faa’idooyinka ay leedahay gabadha Quraanka xifdisan

barashada quraanka

Ma ogtahay gabadha quraanka taqaano inay barakaysan tahay ubadkeeda inay noqonayaan ubad quraanka barakadisa ay soo gaarayso, waxaa la sheegay naagta marka ay uur bixiso uurjiifkeeda inuu dareemayo quraanka ay akhrisanayso, sidaa awgeed ha ahaato ujeeda ugu weyn aad naag ku guursanayso xifdiga quraanka kariimka, waa la heelaa gabdho badan soomaali ah oo quraanka xafidsan, […]

Maxaa ku cusub nolosha Facebook sanadkan aan ku jirno

somali nolosha

Facebook wuxuu noqday web oo maanta dad badan ay ku jiraan soomaali iyo dad kale, waxayaalaha facebook ku cusub waxaa ka mid ah video live ayaad dadka tusin kartaa, marka dadka facebook soo gala waxay u qaybsamaan dad dhab iyo dad fake ah, dadka faalsaha ah waxay badankooda wataan magac been ah oo iyaga lahayn, […]

Maamul © 2015 Frontier Theme