Category: Nolosha bulshada

Qofka kama maarmo inuu la noolaado dadka ku nool dunida, marka halkaan waxaad ka heli doontaa qaababka aad kula dhaqmi doonto dadka ku nool meesha aad ku nooshahay

Dumarka ugu quruxda badan soomaaliya waa qoladee

dumarka ugu qurux badan soomaaliya uguna raaxo badan

Qabiilka soomaalida ugu qurux badan waa baadi cadde iyoshiiqaaliyo dhulbaxante iyo xawaadle waxaa la sheegay dumarka u dhashay cidahaas waxay leeyihiin joog iyo jamaal xad dhaaf ah, sidoo kale jirkooda wuu ifayaa, laakin dumarka shiiqaasha waxay ku darsadeen aqoon, haddii aad arbtonaag aqoon leh aad baad uga heli kartaa beesha shiiqaasha, naagaha murasadaha aad bay […]

Ninkii duqsiga wareeriyay iyo xaaskiisa sheeko gaaban

tixsiga

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin wuxuu yimid gurigiisa asoo markaasi kasoo rawaxay shaqadiisa caadiga. Maalin jimce ayey ahayde ninku wuxuu damacsanaa inuu xoogaa hurdo hadaba markii uu yimid gurigiisa waxaa uu durba galay qolkiisa jiifka ahaa si uu u hurdo. Xaaskiisa markaas waxaa ay cunto ku karineysey jikada, markiba qolka ayuu kaso baxay […]

Shaaha cadeeska ayaa ma macaan badan midka ranjiga

Soomaalida aad bay uga helaan shaaha caddeyska waayo waa dad leh dal xoolo badan Ilaahay ku mannaystay, shaaha waxaa loo qybshaa ranji ama bagees iyo shaah caddeys hadaba waxaad ogaataa soomaalida inay tahay ummad xadaarad leh oo saamyn weyn ku yeelatay bulshooyin badan. haweenka ayaa la sheegaa inay aad u cabbaan shaaha caddeyska taas oo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme