Category: Muuqaal video

Wixii oo video soomaali la xiriira ama wax kale halkaan ayaad ka daawan kartaa, muuqaallo badan ayaad ka heli doontaa webka maamul

Labada video Facebook laga qayliyay Farxiya iskoor iyo Kabayare

iskoor-iyo-kabayare

Farxiya kabayare video ayay ka soo muuqatay iyadoo la waraysanayo markaas ayay ka hadashay magaca iskoor waxay sheegtay inay gabar soo baxday oo lagu magacaabo farxiya iskoor marka videoga faafay waxaa soo jawaabtay gabadha lagu magacaabo farxiya iskoor taas oo keentay in ay aad u faafaan labada video halkan ayaad ka daawan kartaa     […]

Maamul © 2015 Frontier Theme