Category: Jacaylka

Jacaylka waxaa loola jeedaa naxariista uu qofka u qabo qofka kale, jacaylka wuxuu ka soo fulaa qalbiga, astaamaha lagu garto ruuxa ku jecel waa inuu ahaado qofka jecel wanaaggaaga

Xanaaqa gabdhaha maxaa keeno maaxse lagu dejin karaa

carada dumarka somaliyeed

Gabar marka aad is barataan oo aad ka hesho guur ayaa inta badan aad u bandhigaysaa waxaa laga yabaa inaad isku fahmi weydaan arrimo marka haddii ay kaa xanaaqdo maxaad ku qaboojin kartaa ? taas waxaa ka horraysa maxaa u keenaya hablaha carada ama xanaaqa runtii waxaa lagaa rabaa inaad ogaagto waxa naagaha ay ka […]

Ninkaaga haka xishoonin haddaad rabto raaxo

raaxada maanta naagaha ay qabaan

Ninka iyo xaaskiisa marka ay kala xishoonayaan waxaa meesha ka baxaya kalsoonida raaxada galmada, waxaa loo baahan yahay ninka inuu xaaskiisa ula dhaqmo si qof saaxiibkii oo kale, kalsoonida xaggeeda waa inuu si fiican u dhisaa, waa inuu weyddiiyaa waxa ay ka hesho, mararka qaarkooda waa inuu u dhiibaa hoggaanka sariirta iyada, ma aha keliya […]

Naagtaada si fiican u fahan waxa ay rabto

الحب

Rag badan ayaa iska dhegatira xaaskooda waxa ay u baahan tahay xagga nolosha raaxada, waxaa laga yaabaa inay aadaan meelo kale oo marka ay si fiican ula dhaqmaan dumarka kale, hadalo macaan badan iyo tixgalin, laakin marka ay la hadlayaan xaasaskooda waxaad ka dareemaysaa xanaaq iyo hadal kulul oo jacaylba ka maran, runtii jacaylka guriga […]

Maxaa loo baahan yahay inaad ka taxdarto xagga galmoodka

maxay-rabtaa-naagta-buuran

Galamada waxa ugu badan lagala kulmi karo waa waxyaalo ninka iyo naagta is guursada raaxadooda dhibta ah ka hortagi kara tolow waxaas waa maxay oo raaxada u diidi kara ninka iyo xaaskiisa. Waxaa jira waxyaalo badan aya raga dhibsadaan sidoo kale waxaa jira waxaalo aad u fara badan oo naagaha ay diidan. Marka hore waxaan […]

Maamul © 2015 Frontier Theme