Category: Caafimaadka

Caafimaadka waa xaaladda dabiiciga jirka nafleyda ay ku sugnaato, marka xaaladdaas ay isbadasho waxaa jirka u imaanayo jirro

Taleefanka oo la sheegay inuu dhibayo manida raga

mooblika-raga-biyaha

Daraasad la sameeyay ayaa waxay sheegtay mobile ka inuu saamaynayo manida raga siiba marka la galiyo jeebka hore ee surwaalka, waayo wuxuu u dhawaanayaa xubnahay taranka ninka , waxay sheegeen culimada sameeyay baaritaankaas inuu halaynayo manida ninka shucaaha uu soo diro mobileka, siiba ninka marka uu jeebka in badan ku hayo taleefanka wuxuu dilayaa waxtarka […]

Maxaa keena madax-xanuunka sidee loo joojin karaa

madax-xanuunka

Madax xanuunka dad badan ayuu ku dhacaa dadka qaarkooda aad buu ugu dhacaa dadna waa ku yar yahay, maanta waxaan kuu soo gudbinaynaa daawo fudud oo aad isaga ilaalin karto madax-xanuunka, haddii uu madaxa ka xanuunaya gadaal waxaad u baahan tahay nasasho waa inaad nasataa waxa aad ka fikirayso joojisaa, haddii uu yahay madaxa xanuunka […]

Mallaayga laftiisa sidee dhuunta looga soo saarayaa

kalluun

Waxaa laga yaabaa inaad kala kulanto cunidda kaluunka dhib mararka qaar kooda hadaba waxaad yeeshaa marka aad kalluun cunayso sidan Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa? marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad […]

Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa

gows xanuun ilka xanuun

Waxyaalaha gowsaha iyo ilkaha halleeya waxaa ka mid ah sokorta badan iyo macmacaanka badan, siiba ilmaha ayaa aad ilkaha uga hallaaba waayo aad bay u cunaan nanaca iyo macmacaanka kala duwan, marka ilkaha ama gowsaha waxaa looga saari karaa madowga soo galaya arrimo aad u fudud hal qaddo eedka kurkumka oo shiidan hal qaaddo yar […]

Maamul © 2015 Frontier Theme