Category: Caafimaadka

Caafimaadka waa xaaladda dabiiciga jirka nafleyda ay ku sugnaato, marka xaaladdaas ay isbadasho waxaa jirka u imaanayo jirro

Ubax Cabdiraxmaan maxaad ka taqaanaa iyo waxqabadkeeda

ubax-cabdiraxmaan

Maanta waxaa laga yaabaa inaysan garanaynin gabadhan dad badan, runtii waa gabar istaahilayso in la siiyo billado badan waa gabar ka fiican malaayin dad waa Ubax Cabdiraxmaan oo ku nool dalka Sacuudiga waxay tahay shaqadeeda inay dadka dhibaataysan wax u qabato gaar ahaan dadka soomaaliyeed, waxau dhafartaa dadka jirran inay maanta lacag u soo ururiso […]

Kalsoonida gabdhaha sidan baa loo kasbadaa xogculus

ereyo-macan

Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso

Maamul © 2015 Frontier Theme