Category: Talada guurka

Maxaan ku sameeyaa geedkayga markasta wuu iska kacaa

Walaalayaal waxaan idinka rabaa talo wanaagsan waxaan ahay nin aad u kacsi badan xiniinyaha ayaa i barara kacsi dartii marka aan biyaha iska saaro saacad kaddi kacsi sii kulul ayaa ii imaanaya, waxaan la yaabnahay kacsigaas waxa ii keenay waxaan jiraa 16 sano waxaan ahay nin xumaan rabin bahalkayga ma damo culays buu igu hayaa […]

Bigrada toliinka fircooniga ayaa layga furay ma dhibaa ila talitya

Waxaa i guursaday wiil wuxuu awoodi waayay inuu i bigra jabiyo lix ku dhowaad waan is qabnaa aniga fircooni ayaan u gudanahay wiilka wuxuu igula taliyay inaan isbitaalka tago, dakhaatirta isbitaalka waxay iga fureen tolmada gudniinka, kaddib waxay i soo siyeen gus bambiiro ah ama gus caag ah waxay igu dheheen midkaas ku fur markaan […]

Maamul © 2015 Frontier Theme