Wll waxaan ubahanahay inaad isheegtaan si daan kuyareeyo riyada qoyan waayo malintan riyoodo ma aadi karo jym caajis ayn dareema aadna waan udhibsadaa Ilaa hadayna diinta dambi kahayn anigu aadbaan idhibsadaa sababtoo Ah habeen walba waan riyooda
Category: Talada riyooyinka
Riyada lagu biyabaxo oo galmada la arko ma nimanka keliyaa
Sida la ogyahay ninka markuu qaanqaadho wuxuu arkaa markuu hurdayo naag qaawan ama isagoo naag u raaxaynayo, marka uu arko riyadas, waxaa dhici karta inuu biyabbaxo, dhalinyarada badankooda way araakn, waxa su’aal iga ah naagaha ma arki karaan riyo galmo ama raaxo jawaab baan rabaa aadna waad ugu mahadsan tihin webkan qiimaha badan
Waxyaalahan haddaad ku riyooto maxaa dhacaya
Riyada waxay leedahay waxyaalo dadka noloshooda la xiriira, marka aad wax aragto ama aad ku riyooto astaan ayuu u yahay waxyaalaha qaar. Hadii aad ku riyooyo digaag maxay tilmaamaysaa? digaag waxaa la dhahaa waxay tilmaantaa naag sharmuuto , qofkii arko ama ku riyoodo digaag oo saaran sariirtiisa gurigiisa waxaa soo galaya naag dhilo ah. Qofkii […]
Riyada saxda ah sideen ku garan karaa
Qofka wuxuu arkaa marmar riyo cabsi badan oo uuna dadka u sheegi karin, marka uu arko aad buu uga walwalayaa riyadaas, aniga gaar ahaan waxaan isku arkay marka riyo cabsi leh aan arko igama tagto dhowr maalmood wxay ku sii jiraysaa maskaxdayda, waxaan ahay dadka riyada badan, sababo ma jiraan riyada keenaya