Category: Talada waxbarashada

Qaamuuska carabiga iyo soomaaliga alkaashif

Qaamuuska carabiga iyo soomaaliga alkaashif

Qaamuuskan waa midka ugu horreeyay laga qoro afka carabiga iyo afka soomaaliga, qaamuuska waxaa la qoray 2006 waxaana la daabacay 2009, waxaa qoray qof hadda macallin ka ah jaamacadda qaahira ee dalka masar waxaa lagu magacaabaa muumin yuusuf caalim, waa nin wax ka bartay dalka masar. qaamuuskan waxaa loogu talaggalay dadka fiqhiga baranaya iyo diinta […]

Sida website loo sameeyo ugu sahlan

Markii hore website markuu rabo qofka inuu sameeyo wuxuu soo mari jiray meelo badan, wuxuu adeegsan jiray Front page ama Dreamweaver wuxuu qori jiray code sida html ama php ama asp iwm. laakin hadda arrimaha sahal ayay noqdeen, waxaa soo baxay barjaamijyo badan oo sahal ka dhigay samayska webka, WordPress Joomla Xoops  Drupal maxay yihiin? […]

Ganacsiga haddaan baran rabo maxaa layga raba

Waxaan rabaa inaan dhigto jaamacadda qaybta ganacsiga maxaa la iga rabaa inaan si fiican kaso, sidoo kale jaamacadda qaybta ganacsiga ama tijaarada naagaha maku habboon tahay, ama raga ayay ku fiican tahay , dad badan baa waxay igu dhaheen gabdhaha waxaa ku habboon caafimaadka siiba jirrooyinka haweenka iyo caruurta ama kalkaalisanimo, talo ayaan idinka rabaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme