Somali meeshan maxaa geeyay oo yaabka badan ila eega

Bulshoweynta soomaaliya, waa dad maanta wadan fiican haysta, sheekada waaliga  waa waxa dadka maanta kala geeyay, webyada qabyaaladda ku dhisanna waa waxa dadka kala dheereeyay, soomali haddii maanta ay dalkooda dadaal dheeraad siin lahayen waxay noqon lahaayeen umada aad horumarsan, laakin aad baan uga xumaha inay sidan dalkooda loo burburiyo.

qof kasta dhabta arki karea wuu dareemi karaa sheekadan oo akle meesh ay dadka ku ridayso.

marka aad sheeko aragto waxaad soo xasuusanaysaa burburka dalka hooyo

Recent Posts

Updated: August 30, 2016 — 8:16 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme