Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed

Quruxda waa wax qof walba si u arko bulsho kastana si u aragta, run ahaantii marka aan ka hadalno guud ahaan quruxda, waa isku habaysnaanta jirka qofka ayaa hadda loola jeedaa, xaggaas soomaalida aad bay ugu kala duwan yihiin, beel walba dad qurux badan way leeyihiin sidoo kale dad foolxun, laakin guud ahaan dad intooda badan qurux leh waxaa ka mid ah beesha baadi cadaha iyo gaaljecelka iyo hawaadlaha iyo samaroon iyo leesaanta , beelahan waxay u badan yihiin dad aad u qurux badan, ragooda iyo dumarkoodaba, saan sheegnayba waa laga helaa beelaha kale dad aad u qurux badan laakin uma badan, taas waxay noqonaysaa dadka soomaalida inaysan hal meel ka soo jeedin oo ay yihiin dad meelo kala duwan ka soo jeeda

Recent Posts

Updated: May 1, 2016 — 7:11 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme