Niqaabka oo la sheegay inay ragga aad uga helaan arag

Naanaga niqaaban oo la sheegay inay ka soo jiidasho badan yihiin kuwa an niqaanayn, rag badan ayaa waxay sheegaan marka ay arkaan naag niqaaban inay dareemaan naagnimadeeda iyo quruxdeeda, qof kasta waxaa la sheegay inuu ka heli niqaabka haweenka xiran, taas oo ay tilmaamayso ninka inuu ka helo waxa ka asturan oo ka qarsoon.

waxaa aad rag badan u u soo weydiiyaa waxaan jeclahay inaan u tago xaaskayga iyadoo niqaaban ka waran.

indha shareerka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha aadka ugu haboon naagaha xagga asturaadda dhib la kulmi mayso haddii ay wejiga ka qarsoon tahay naagta.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme