Nacaskii maska qaniinay muxuu yiri sheeko gaaban

Maalin maalmaha ka mid ah nin ayaa waxaa qaniinay mas ninkii qosol buu la dhacay maskii ayaa la yaabay wuxuu ku yiri ninyajow aniga waan ku qaniinay adigana waad qoslaysaaye maxaa dhacay ninkii ayaa yiri masow waxba ma ogidee aniga aydhis baan qabaa

Recent Posts

Updated: November 16, 2016 — 5:31 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme