Naagaha maxay isu sheegaan marka ay wada hadalayaan

Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow?
waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan:
  • nin dheer

  • nin timo jilcan leh

  • nin aqoon leh

  • nin caato daran ahayn buurnaan daranna lahayn

  • nin romantik ah oo jacaylka tixgaliya

qaar waxay ku daraan nin hanti leh

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme