Kartida ay u leeyihiin haweenka soomaaliyeed shaqada

gabar somaliyeed shaqo

Gabar Soomaaliyeed kaxaynayso bajaag gaadiidka lagu magacaabo

Marka uu dhacay dagaalka sokeeyaha dalka soomaaliya waxaa ku dhacay ragga hoolgab, dumarka ayaa la wareegay inay xoogsadaan oo ay biilaan cidda, taas waa sida ay u badnayd bulshada soomaaliyeed ee jirtay xiliga dagaalka dalka ka dhacay, marka yurub la galay ragii badankooda waxay isu rogeen fadhi ku diri ma shaqaysteyaal ah, dumarkii ayaa noqday kuwa karti la soo baxay, sidaa awgeed aad baa la isu furay marka yurub la galay lacagtii baa laysku dagaalay oo cayrta ahayd, xitaa hadda muqdisho waxaad arkaysaa dumarka ayaa u badan dadka shaqeeyo, suuqa bakaaraha waxaad arkaysaa haween inay maanta oo dhan qoqlqolayaan.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme