Jamaalka naagta habka ugu haboon oo lagu ogaan karo

Webka ugu horreeya nolosha bulshada oo lagu magacaabo xidig.com oo ah web ku salaysan aqoon hufan ayaa wuxuu ka hadlay webkaas quruxda ama jamaalka hablaha , webka xidig oo sheegay naagaha quruxda badan oo la rabo in ninka marka uu guursado uu ku dago kuwaas oo ah naago qiima badan oo wejiga marka laga arko ninka ku farxayo oo ay soo jiidan karaan webka xidig wuxuu sii raaciyay sheeko ah naagta marka ay caddaan tahay oo xijaab ku darsato inay quruxdeeda noqonayso mid labo laab ah, wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad ak heli kartaa webka xidig ha moogaan

Recent Posts

Updated: November 17, 2016 — 5:24 PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme