Farxiya Skoor yay u dhalatay halkeese ay ku nooshahay

farxiya iskoorFarxiya iskoor waxay soo duubtay maalmahan na soo dhaafay muuqaalo ay leedahay waxaan ku sharxaa nolosha gogosha dad badan ayaa arintaas ka xanaaqay oo soo duubay muuqaalo ay ku dhaleecaynayaan waxyaalaha ay iyadu soo duubtay, gabadha waxaa lagu haystaa marka ay ka hadlayso galmada inaysan waxba qarinin, taas oo dadkii ka yaabaysay haddaba yay tahay farxiya iskoor?

Gabadha shabakada furatay ee shaacisay in ay tahay aqoon yahanad dhanka gogosha ka hadasha ayaa waxa la soo shaaciyay halka ay ka timid iyo meesha ay hada ku nooshahay.
Farxiyo magaceeda caadiga ah waa Deeqa ahmed Sugul waxa ay ku dhalatay Diradhabe Kalinka shaneed Waa Ogaadeen Maxamed Zubeyr ah waxaana ay Jarmalka tagtay 4 Bil ka hor wallow qaxooti ahaan loo diiday in lagu qaabilo iyada oo u gudubtay Sweden.
Deeqa ama Farxiyo Iskoor waxa ay hada qaabilaad ka heshay muddo 2 bil laga joogo dalka sweden waxaana ay hada ku nooshahay Tuulo duleedka ka ah magaalada Stocklom.

Recent Posts

3 Comments

Add a Comment
  1. Deeqo sugule illah ha ku so hanuunsho.waa wax laga xumado waxad sameyneyso magaca islan iyo magaca somalinomo iyo kii
    Qoyskina intaba meelbad oga dhacdey.wlibo gabdha ogaden
    Waxa lagu yaqan sharaf iyo xishod

  2. Subxanaka illah ka baq sheydan ba ku sito. Xataa gabdha galada
    Ee jirkoda ibsado arintan ad subisay masubinkaran.illah u noqo waa dambi dhafe naxaris
    Badan .

  3. Nacam, hablaha tolkaa Soomaaliyeed- Ogaadeenka- waxa lagu yaqaan uun sharaf iyo xishood, sidaa aad, walaal, Amino Sharif, sheegtay. Anu, wallaahi, reerkaa si’na ugama dhalan, aabbo iyo hooyo toona. Laakiin, wallaahi, inta reero wax lagu xansado,ka aan ka soo jeedana dheh oo, weli reerkaa isaga gabdhahooda saxarna kuma maqal- ta guud baa aan ka hadlayaa, waa laga yaabaa in cid gaar ah si gaar ah wax loogu dhalliilo e.

    Haddaba, waxa aan walaashay Deeqa Sugulle leehay : bal, ina’adeer, sharaftaa soo- yaalka ah ee ree tolkaa uun eeg ugu yaraan. Haddii ka badan xeerinaysana, dhaqanka Soomaaliyeed uun kaga bilaw, oo sii wad : Islaamnimo, dammiirka abuurka…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme