Waxyaalahan haddaad ku riyooto maxaa dhacaya

Riyada waxay leedahay waxyaalo dadka noloshooda la xiriira, marka aad wax aragto ama aad ku riyooto astaan ayuu u yahay waxyaalaha qaar.

Hadii aad ku riyooyo digaag maxay tilmaamaysaa?

digaag waxaa la dhahaa waxay tilmaantaa naag sharmuuto , qofkii arko ama ku riyoodo digaag oo saaran sariirtiisa gurigiisa waxaa soo galaya naag dhilo ah.

Qofkii ku riyoo do galmo ama isagoo galmo samaynaya haddii uuna biyabbixin wuxuu helayaa dantiisa haddii uu biyabbaxo waa shaydaan falkiisa,

qofkii arko kaadi badan waxay tilmaamaysaa riyadaas ilmo badan inuu qofka dhalayo, sidoo kale xaarka ama saxarada iyagana waxay tilmaamnaan hanti badan.

qofka ku riyooda guskiisa oo dheeraaday magac weyn ayuu yeelanayaa.

ninkii arko ey ama mas ama xaywaan cabsi leh wuxuu tilmaamayaa arinkaas cadow qarsoon oo kuu dhow wax inuu kugu samayn arbo.

riyada geerida inta badan digiin ayay noqotaa , qofkii arko isagoo tukanaya wuxuu keenayaa towbad, qof is arko isagoo qiblada meel aah ahayn u tukanaya wuxuu khlaafayaa mulimiinta, qofka ku riyooda isagoo dhiig kaadiyay wuxuu ku dhacayaa sino ama naag dhiig qabta ayuu u galmoonaya, ninkii arko naag qaawan waa adduunyo.

riyada dilka iyo dagaalka inta badan waxay noqonaysaa nafta sheekadeeda, fasirka riyada wuxuu u baahan yahay waxyaalo badan oo qofka la rabo inuu ogaado, riyada inteeda badanb waa astaamo iyo calaamooyin.

qofka ku riyooda hilib wuxuu tilmaamayaa arsaaq badan, haddii hilibka uu yahay mid cayriinah wuxuu tilmaamayaa wax xun, ninkii arko ilkaha isagoo ka burburay wuxuu waaynayaa qaarabada dadka ugu soo sokeeya,  qofka ku riyooda shiir ur badan wuxuu maqlaa wax xun, qofka ku riyooda hooyadiisa ama aabahiisa oo dhintay iyagoo faraxsan meel doog ah jooga, khayr badan ayay heli doonaan indhaa Allaah, riyada ilmaha iyo midda weyn waa isku mid ilmaha qaar riyadooda way soo baxdaa, qofka riyadiisu sax tahay waxaa lagu ogaadaa hadalkiisa qofka runta sheega riyadiisa been ma noqoto inta badan.

dumarka iyo raga sidoo kale riyo way arkaan labadaba lama dhii karo kuwan ayaa riyadooda sax ah kuwanna ma aha.

Recent Posts

7 Comments

Add a Comment
  1. waxaan ku riyoodaa qof dheer oo mara madow xiran aayar nah u socdo cabsi iyo argagaxbo leh, qofkaas xiran marada madow wuxuu iga qaataa walaalahayga qof ka mid eh, markaan arkanah codkaa iga jarmo. ma isheegi kartaa fasiraadayda

  2. Riyada kufsiga ama qof ku riyoodo iyadoo la kufsanayo ama la kufsaday maxaa lagu fasiraa walal qayr badan Allaha idin siiyo.

  3. Wxn arka anigo soo jeeda eey I jidanaya oo aan ka baaqayo
    Ma I fasir krtan

  4. Wll waxaan kuriyoodey xaaskeyga oo ay gabar iidhashey uurna malahn isla riyadii waxaan arkaa gabadhi ladhalay oo jaranjarta guriga kasoo dheceysa iyo anigoo qeylinaayo oo dhahayo gabadheydiii maxaa lagu fasiraa

  5. wall riyaada i fasir
    marar badan waxan ku riyooday ilkaha òo iga daadanaya waxanan riyaada ka soo booda aniga oo naxsan oo run u maleeya jisakalh khyr

    1. Riyadaada fasirkeeda waxaa waaye reerkaada oo idil waxaad u noqon doontaa qofka ugu cimriga dheer ee hadeey run kaa tahay ka faaideeyso waqtigaas yuusan ciyaar kugu dhafin

    2. Muse Osman Hassan

      Pppp Masha Allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme