Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow

farxiya kabayareFanaanadda farxiya kabayre oo tagtay magaalada muqdisho ayaa waxay soo duubtay video oo kulul oo ay ku goodinayso maxaa ku dhacay marka aad daawato ayaad arkaysaa muuqaalka ma badna laakin wuxuu xambaarsan yahay hadal kulul, sida  la ogyahay farxiya waa gabar heesta, heesaha soomaaliya laga qaadi rabo ciiddan ayay  ua tagtay xamar sidoo kale fanaanadda raxiya fiska iyadana xamarar ayay tagtay sanadkan 2016, muqdisho  oo aan ahayn sidii hore ay ahayd, waayo dadka dibadda jiray ayaa aad u tagay soomaaliya.

waxaad ka daawan kartaa farxiya kabayare halkan

Farxiya oo xamar tagtay halkan ka arag

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme