Tag: xishoodka_dumarka

Mo agtahay qaadka inuu sidan raga ku sameeyo

Waxaa jira daraaso badan laga sameeyo qaadka ama jaadka waxyaalaha jirka uu ku sameeyo, kitbaabka Althabaat fii xadri alqaat  الثبات في حظر القات  waxaa qoray qof soomaali ah oo baaritaan rasmi ku sameeyay qaadka buuggan wuxuu ku qoran yahay afka carabiga waxaad ka heli kartaa isagoo pdf ah internetka waxaa qoray  Abuu Abdirahmaan Assomali. wuxuu […]

Sida ugu sahlan lagu garto naagtaan ku jeclayn

Sida ugu sahlan lagu garto naagtaan ku jeclayn

Naagta aan ku jeclayn haddii ay dan kale kaa leedahay waxay kuu macaynaysaa hadalka iyo dhaqanka, waxaa laga yaabaa maanta oo dhan inay ku celceliso aboowe macaan maxaan kuu qabtaa waan ku jeclahay hadaladaas oo ninka maskaxda ka soo rida, laakin waxaad ogaataa jacaylka dhabta ah inuu leeyahay astaamo badan oo ninka ku fahmi karo […]

Saamaynta jacaylka iyo kacsiga galmada hablaha

Saamaynta jacaylka iyo kacsiga galmada hablaha

Jacaylka dhabta ah waxaa laga dareemaa wadnaha ninka marka uu arko gabadha uu jecel yahay wuxuu dareemaa boodbood wadne, kaas oo la sheegay raga iyo dumarkaba inuu qabsado si kedis ah marka ay u kulmaan, sidoo kale ruuxa marka uu galmo samaynayo waxaa ka boodbooda wadnaha dhiiggana si fiican ayuu u shaqaynayaa. Jacaylka murugo ma […]

Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska

Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska, Bigrada fircooniga ma sahlan gabar si xun u tolan oo farjiga cay gari loogu tolay way adag tahay ninka inuu si sahlan ku jeexo dad waxay ka qaadataa usbuuc dadna waxay ka qaadataa bil dadna dhakhtar ayay ku geeyaan markaas ayaa loo soo furaa, taas marka hore lama dhihi […]

Galmada boobsiiska oo dhaqsiga ah

galmada degdega ah

Dhaqsiga raaxo ayuu leeyahay Galmada boobsiika raga iyo dumarka waxaa loola jeeda ninka oo xaaskiisa u taga isagoon dharka iska siibin, waxay dhacdaa galmadaas marka fursad loo waayo raaxada ama ninka iyo xaaskiisa inay tagaan meel aqalkooda aan ahayn, oo marka ay helaan fursad yar, waxay samaynayaan si dhaqsi ah oo aan dharka layska dhigaynin, […]

Maamul © 2015 Frontier Theme